Sunday, November 8, 2009

Tuesday, October 7, 2008

Why Kenya and Ethiopia ought to annex and divide Somalia, waxaa idiin soo diyaariyey xuseen xaaji ciise

Waa maqaal aad u xiiso badan oo khuseeya dhamaan dadka somaliyeed ee kukala nool Daafaha caalamka, maqaalkan waxaan diyaariyey ama qoray wargeyka caanka ka ah wadan kenya Daily Nation kana soo maalin walba wadanka kenya
Fadlan Aqri maqaalka oo dhameystiran Hadii aadan si wanaagsan u aqoon English-ka La kaasho saaxibadaa si aay kuugu fasiraan
DIFAACA DALKA IYO DIINTA WAA WAAJIB
Since 1960, the country has been a lawless state that is a haven for terrorists and pirates. Annexing Somalia is thus in our strategic interest and we must do it now as the financial meltdown continues.Last month, Lehmans Brothers and Merrill Lynch, the world’s foremost investment banks, went bankrupt and we witnessed the financial chaos in the western capitals. In the fog of international headlines on finding a financial bail-out in Washington, a rag-tag army of 50 semi-naked men on rickety boats captured a ship carrying 33 T-72 tanks, rocket-propelled grenades and anti-aircraft guns off the coast of Somalia.The capture of mv Faina and the stalemated talks amid the surrounding American and Russian warships made me think that maybe this is the time to find a final solution to the Somali problem. Since 1960, the country has been a lawless state that is a haven for terrorists and pirates. The pirates have told us the destination of the captured weaponry causing tension and panic in Washington, Nairobi and Khartoum. If it is true that the final consignee was the government of Southern Sudan, as they allege, I will be on the same page with the Kibaki government for the first time. I am a fervent supporter of a strategic foreign policy even if it attracts us enemies of such malevolent and despotic regimes as that of Khartoum. Supporting the Southern Sudan government is in our long-term strategic interest and we should not shy from it. The truth of the matter is that as a Western ally, Kenya is an existential enemy of Arab countries, Sudan included.Annexing Somalia is thus in our strategic interest and we must do it now as the financial meltdown continues to take away the attention of the world. Somalia as a state exists only in world maps. It is a classic case of a failed state. It is a state dismembered into as many independent units as there are sub-clans. Its 90-strong cabinet is emblematic of the actual number of units.The Horn of Africa country has no functioning government. The so-called transitional federal government, led by Abdullahi Yusuf Ahmed, is confined to a shell-shocked presidential compound. There is no standing or even sitting army or judicial systems. By all accounts, Somalia is a black hole in international law. Together with Afghanistan and Pakistan they are known as the training grounds and refuge for international terrorism. Kenya has been a victim of such terrorism, leading to near-destruction of its tourism industry. We cannot afford another such attack. We have the potential to develop our tourism to compete with, if not outpace, Egypt and South Africa. But we cannot do so if Somalia continues to be a non-state.Somalia neighbours Kenya, Ethiopia and Djibouti. Of these, it is only Ethiopia and Kenya that have strategic interest in Somalia. Djibouti is a primitive entrepot that can’t even supply water to its 600,000 people, who are forced to drink that imported from France or Coca Cola. Therefore, Djibouti is out in the quest for the final solution to the Somali puzzle.Kenya and Ethiopia must and ought to dismember Somalia and divide it between themselves along the 4 degrees latitude, each taking all the land below and above the line. The division will make both countries extend their territories by roughly 300,000sq km and additional populations of about five million. Once Kenya and Ethiopia have sent their combined army to Somalia and declared the annexation, we will present to the world a fait accompli. In 1845, America annexed Texas from Mexico and forced the Texan legislature to pass a specific legislation stating that it accepted the annexation. The annexation has stood to date and, for good measure, President George W. Bush is a proud American Texan.For Kenya and Ethiopia, having the Somali legislature to endorse the annexation will be cake-walk. At any given time, most, if not all, Somali legislators are in Nairobi.
We will have them convene in one of our hotels and to pass the appropriate statutes dividing their country. When the allied forces liberated Germany from Fuhrer Adolf Hitler, they sent the bill to Berlin. Our cost of annexing Somalia will be settled by Mogadishu. Somalia is known to have huge deposits of oil, natural gas, uranium and iron ore. Immediately after the annexation, we will invite our strategic foreign friends (not China please) to come and exploit the resources for us.Kenyans ought to know that although Somalia is a failed state, its positive statistics are impressive. Without a structured economy, its gross national income per capita is US$600 (Sh40,000), when ours is $550 (Sh36,800). Of its universities that operate without budgets and with armed militia guarding them, three are in Africa’s top 100. International law forbids the use of force by states against the territorial integrity and political independence of others. Somalia doesn’t have either. But the law also recognises irreversible processes like the extinction of states such as in the USSR, emergence of new states from former USSR and Yugoslavia, and annexations like that of Texas. International order hates reversing completed processes, more so if the world is a better place.If we do not annex Somalia and now, we will be a victim of its failed status and pulled down by it. We will not be able to achieve our strategic foreign policy in the region, or attain the Vision 2030 goal. The time to annex and dismember Somalia is now; Washington and Moscow will be grateful.

Waxa kaheli kartaa linkigaan
http://www.nation.co.ke/oped/Opinion/-/440808/476952/-/3lvt45/-/index.html


Friday, September 26, 2008

waa sheeko musiibo ah oo gabari uga sheekeneyso saaxiibadeed


Waa sheeko musiibo ah Gabari ay oga sheekaynayso saaxibaddeed Wallaahi waa Yaabka yaabkiisa Musiibo tii u waynayd dheh ...... Assalaamu calaykum walaalaheyga sharafta laheey waan ku salaamay. Salaan ka dib Marna ma rumaysanaysid waxa igu dhacay iyo waxaan dhib naftayda u soo jiiday, aduunkan waxa iigu wayn oon doonayo maanta waa danbi dhaaf ilaaah iyo INAAN DHINTO INTAANAN ANIGU NAFTAYDA DILIN. Ma garanyo waxaan naftayda ku sameeyo quusashadaan ka dib. Maalin ima soo marto illaa waan ooyaa illaa aaan gaaro inaan wax arki waayo. Maalin walba waxaan ku fakaraa inaan is daldalo, noloshaydu wax qiimo ah iima laha. Saacad walba waxaan tamanniyaa dhimasho Shallaaytaydee ma dhasheenaa, shalle-ytadaydee la ima abuureenaa!!!!! maxaan sameeyaa wareer baan ku sugnahaye wax walboo agtayda ah waxay soo baxeen waxaan mibna lahayn dhadhanna lahayn. Labadaydan gacmood ayaan ceeb ugu soo jiiday naftaayda iyo qoyskayga. Waxaan ceebeeyey ninkayga iyo caruurtayda waxaan dumiyay gurigayga. Wax walba waan ood i tiraahdaan waan xaqsadaa. Magac walboo xun iyo tilmaam walboo xun ood igu tilmaamtaan waan istaahilaa, ***** dabaal caqlilaaw, hawa raac iyo iyo iyo. Run ahaan wax walbood igu sifaysaan waan ahay. Laakiin qof dib ii celin kara oo soo sixi kara waxaan qalad sameeyay ma jiro mana idinku jiro qof i caawin kara. Sheekadaydu waxay noqotay waxaan ka noqosho lahayn wayna gashayna buugga taariikda. Sheekadayda ayaan soo hordhigayaa Gabar walba oo Muslimad ah oo isticmaasha INTERNETKA si ay calaamad ugu noqoto iyo ilaalin iyo si aysan ugu kicin axmaqnimada aan ku kacay iyo si ay ugu caqli qaataan kuwa caqliga leh. Sheekadaydu waxay ka bilaabatay gabar saxibtay Gurigeeda. Maalin ayay gurigeeda igu marti qaaday saaxiibadaay waxay ka mid ahayd kuwa internetka isticmaala inta badan. Waxay bilowday inay intenetka wax iga barto. Muddo 3 bilood gudaheeda ayay wax walb oo ku saabsan internetka igu bartay waxay i bartay chat roomyaashoo dhan waxay kaloo i bartay sida wax loo baaro iyo sida loo raadsho web site yaasha cusub iyo kuwooda wanaagsan iyo kuwooda xunba. 3daas Bilood gudahooda ayaan waxaan ninkayga ku qasbay inuu internet guriga soo galiyo. Aad ayuuna oga soo horjeeday arrintaan illaa aan ku qanciyay inaan daal wayn dareemayo maadaama aan ka fogahay ehelka iyo asxaabtaba, waxaana xujjo oga dhigay inay saaxiibaday wada isticmaalaan internet, halkaasna aan kala sheekaysan karo internetkuna nooga lacag jabanayahay Telefoonka. Wuu ogolaaday dagaal badan ka dib asagoo aniga ii naxariisanaya. Waxaan bilaabay inaan maalin walba saaxiibaday kula sheekaysto Internetka, ninkaygiina waa iga istareexay wax dacwo danbena igama maqal wuxuuna qirtay inuu ka istireexay dacwooyinkaygii. Mar walba oo uu ka baxo guriga sidii wax waalan baan internetka ugu ordaa, waan hor fariistaa anoo saacado badan maalin walba ku jira. Waxaan bilaabay inaan jeclaysto inuu maqnaado wax yar markuu sii Maqnaadana waan u xiisaa. Ninkayga waan jeclahay marna ninkaygu iskuma kay ladin wax walbana wuu i qabtay dhaqaalihiisuna aad uma fiicnayn markii la garabdhigo walaalahay iyo saaxiibaday, wanaagayga ayuu marwalba ka shaqaynayay. Maalmo badan markay tageen ka dib waxaan bilaabay in internetku uu noqdo meesha kaliya ee aan ku dareemo farxadda. Waxaana bilaabay xattaa inaanan xiisayn inaan ehelkay u safro oon u safri jirnay labadii wiigba mar. Mar walba oo uu ninkaygu guriga ii soo galo si dagdag ah ayaan u damiyaa internetka taasoo uu qariibsaday lana yaabay, ma uusan iga shakisanayn laakiin wuxuu uun doonayay inuu arko waxaan ka samaynayo Internetka. Laga yaabee inuu dareemay masayr ka dib markuu i arkay anoo maalin ku jira ”Voice Chat” qof kula sheekaysanaya ”cod ahaan” isticmaalaya mikrafoon. Markaa ka dib ayuu bilaabay inuu i canaanto asoo leh internetku waa wax balaaran waxyaalo badanna laga faaiidaysan karo, maad ka baratid luuqadaha iyo sida loo sameeyo website anfacaya dadka ood iska daysid waxa maalaa yacniga ah ood waqtiga isaga dhuminaysid. Ka dib waxaan isku dayey inaan ka faaiidaysto internetka mar danbana aanan galin ”chat roomka” (Qolalka wada sheekaysiga) inaan la hadlayo walaalo iyo saaxiibo mooyee. Waxaan ka tagay tarbiyadii caruurtayda waxaana u daayay khadaamaddda guriga, waxaan garanayay waxaan xafiday waqtiyada uu ninkaygu shaqada dhammeeyo gurigana ku soo aadanyahay si aan u damiyo computerka oo uusan iigu arag anoo ku mashquulsan chatka. Waxaan si aada u dayacay naftayda. Waagii hore aad ayaan isu qurxin jiray sida ugu qurux badanna baan u labisan jiray intuusan ninkaygu shaqada ka soo laaban, internetka ka dib waxaan bilaabay inaan tartiib tartiib naftayda iyo ninkayga iyo caruurtayda u illaawo illaa aan dhammaan wada illaaway, waxaana bilaabay inaan samaysto cudurdaaryo beena, sida:- imaadan sheegin inaad waqtigaan soo laabanaysid, ama waqtigaagii baad ka soo hor martay iyo kuwa badan. Waxaan aad ugu mashquulsanaa internetka illaa aan gaaray inaan soo kaco ka dib markuu seexdo oon galo internetka dibna sariirta ugu laabto intuusan soo kicin. Laga yaabee inuu dareemay internetka waxaan ku hayyo inay tahay waqti dhumis ee aanan waxba ka faaiidaysanayn, laakiin wuxuu iiga dhimrinayay kalinimada maadaama ay ehelku iga fogyihiin, asna shaqo ku mashquulsanyahay, balse waxaa aad u dhibayay ihtimaam la’aanta aan u hayya caruurteenna mar walbana wuu igu canaanantaa laakiin hubka aan isku daafaco ayaa ahaa oohin iyo inuusan ogayn waxa guriga ka socda intuu ka maqanyahay, see baad saas ii oran kartaa. Aan soo gaabshee Internetka intaan guriga la soo galin ka hor ninkaygu guriga ka maqanyahay waxaan wici jiray tobannaan jeer inaan maqlo codkiisa oo kaliya. Haddana internetka ka dib inaan is maqli wayno oon waco maraan dan wayn aan ka leeyahay oo kaliya. Ninkayga waxaa ku dhalatay masayr wayn oo uu u qaaday Internetka laakiin masayrkaan waxaan kula dagaal lami jiray boohin iyo sirta haweenka iyo xeeladda wayn een u leenahay qancinta nimankeenna. Sidaas ayay nolosheennu ahay muddo ku dhow 6 bilood marna kuma soo dhicin ninkayga maskaxdiisa inaan si xun u isticmaalo internetka. Mudadaas 6 bilood ah ayaa waxaan calaaqo wayn na dhex martay magacyo la soo tobal caaraystay “Nick Names” aanan garanayn inay niman yihiin iyo inay naago yihiin toona, qof walba oo chat ka ii soo gala si uu iila sheekaysto ayaan la sheekaysanayay xattaa anoo og inuu yahay nin waxaan la sheekaysanayo. Waxaan ka dalbanayay inay iga caawiyaan computerka wax badan ayaan ka bartay oo ku saabsan internetka. Dadkaas mid ka mida ayaa calaaqadeennu aad u waynaatay sababtoo ah wuxuu xirfad wayn u lahaa internetka, mar walba waan la sheekaysanayay dhib walba oo iga soo waajahda computerkana asaan kula ordayay ilaa uu kulankeennii noqday mid yawmi ah oo maalin walba ah. Waxaan jeclaaday sheekadiisa iyo kaftankiisa xiriirkeennu inuu sii waynaado ayuu bilaabay maalinba maalinka ka dambaysa. Aniga iyo ninka lagu magacaabo ????? kuna naynaasan –hebal—arrin wayn wayn ayaa na dhex martay wuxuu igu kaday hadalkiisa malab ka ah erayadiisa jacaylka eed moodo inuu buug ka soo xafiday, laga yaabee in erayadiisu aad aysan u qorxoonayn laakiin shaydaan ayaa malab ii mariyay iiguna qurxiyay si xadka ka baxsan. Maalin maalmaha ka mid ah ayuu iga dalbaday inuu codkayga maqlo wuuna ku adkaystay dalabkiisa illaa uu igu handaday inuu iga tagayo iskayna mootin doono, waxaan isku dayay inaan hor istaago dalabkiisa kana dhaadhiciyo inaanan awoodin laakiiin waan ku guulaysan waayay. Meel dhexe ayaan isugu nimid waan wada hadlaynaa bishardi inay noqoto hal wada hadal mar danbana aanan wada hadlin, taleefoon namarradii ayaan is dhaafsannay. Waan wada hadalnay anooo walwal wayn iyo cabsi igu jirto, laakiin hadalkiisu aad ayuu u macaanaa, waan gariirayay marwalboon maqlo codkiisa waxaan ogaa inuu shaydaan sadex nagu ahaa iina qurxinayay arrintaan, lana dagaallamayay dhawrsanaantayda iyo akhlaaqdayda iyo diiintayda intii ka dhimmanayd. Halkaan ayayna ka bilaabatay noloshayda daba gadoonkeedu, qof walboo akhriyaa sheekadaan wuxuu oran ninkaygu yahay qof dayac badan maqnaashana badan laakiin arrintu waa caksiga shaquu ka soo bixi jiray saaxiibadiisna in badan ma aadi jirin aniga awgay iyo kalinamada oo uu ila nacsanaa. Maalmo badan markay soo wareegeen ka dib oon macallimad ku noqday Internetka oon maalin walba ku jiri jiray 8 saacadood ilaa 12 saacadood, waxaan bilaabay inaan karaahs ninkayga joogitaankiisa in badanna aan taas ku cataabo kuna boorriyo inuu waqtiyada shaqada badsado galbihiiyoo kale uu shaqeeyo si aan oga baxno daynta is fuufuushay ee nalaku leeyahay, run ahaanna hadalkaygii ayuu qaatay saaxiib ayuu mashruuc yar kula noqday shirko, markaa ka dib saacadaha aan Internetka ku jiro intii ayay ka sii bateen. Calaaqadaydii aan ninkaan internetka iska baranay la lahaa ayaa sii xoogaysatay. Wuxuuna bilaabay inuu iga dalbado inaan is aragno codkayga markuu maqlay ka dib, uma aanan aabayeelayn dalabkiisan kamana hoos qaaday, waxaana ku cataabi jiray ku canaanan jiray dalabkaan uu iga dalbanayo inaan kulanno laga yaabee inaan anba aad u xiisaynayay araggiisa laakiin inaan anna xiisahayga cadaysto waxaa iga hortaagnaa cabsi aan cabsanyo fadeexad ee ma ahayn cabsi aan Ilaah. Dalabkiisii ayuu aad ugu adkaystay aadna iigu ilxaaxiyay inaan is aragno arag oo kaliya aan wax kale ahayn. Waan aqbalay bishardi inay ahaato tii ugu horraysay uguna danbaysay, wuxuuna yiri anba intaas oo kaliyaan doonayaa inaan ku arko oo kaliya wax hadal ahna aanan is dhaafsan. Waxaan filayaa inuu rumaysan waayay inaan ogolaaday ka dib markuu ku dhawaaday quusasho, waxaana ka dareemay inuu farax la kala batay, wuxuu igu qanciyay inuu yahay qof Ilaah ka baqaya wax dhibana haba yaraatee aysan xaggiisa iga soo gaarayn uuna ii noqon doono gidaar oo kale intaan wada joogno wax dhib ahna aanan arki doonin, wuuna ogolaaday shardigii wuxuuna ku dhaartay inaysan arrintu aragti kaliya dhaafin. Waana yeelay. Waa ballan-nay taasoo shaydaan sadex nagu yahay suuqyada waawayn mid ka mida dukaan kaas saacadaas daqiiqadaas. Wuu i arkay anna waan arkay “Shallaytadaydeen ma arkeenaa”!!!!!!!!!!!! wuxuu ahaa quruxloow aad u quruxbadan jirkiisa iyo dheerarkiisa dhan walba oo jirkiisa ahna waa i cajabisay muddu daqiiqad ka yar daqiiqadaas aan arkay waxaan dareemay inaanan arag ninka qurux badan intaan noolaa, ninkaygu ma foolxumayn mana gaabnayn mana buurnayn laakiin daqiiqadaas waaan dareemay inaanan horay u arag nin ka qurux badan. Asna xaggiisa ma rumaysan inuu la sheekaysan jiray gabar sidayda u eg, wuxuuna ii cadeeyay inuu aragtidayda ku farxay quruxdaydana uuna rumaysan waayay inuu gabar saas u qurxoon mudadaas la sheekaysanayay, wuxuuna ii jeclaaday sidii wax waalan, wuxuu bilaabay inuu i yaraahdo waan is dilayaa haddaan ku waayo wuxuu kaloo oran jiray shallaydee waligay kuma arkeenaa wuxaan dareemay naagnimo waxaan bilaabay inaan qurux aanan horay isugu tuhmi jirin inaan isku tuhmo xattaa guurkayga ka hor. Ma uusan ogayn in la i qabo ninkaygana uu Ilaah caruur iga siiyay. Wada sheekay-sigeennii intaan is aragnay ka dib aad ayuu isu badalay wuxuuna ahaa mid wada sheekaysi jacayl, wuxuuna ogaaday meelaha aan ka nuglahay iyo daciifnimadayda shaydaanna waa caawinayay laga aabee inuu hogaanka u hayay. Wuxuu doonay inuu i arko aad ayaan taas u diidanaa mar walbana waxaan xasuusinayay ballantuu qaaday, balse naftaydaa aad ayaan oga dareemayay inaan jeclahay inaan arko,laakiin suura gal iima ahayn inaan arko ninkayguna magaalada joogo, aad ayaan isugu sii dheeraanaynay waa walboo barya waxaana mar walba xasuusinayay in la i qabo caruurna leeyahay. Wuxuu igu yiri waxaad tahay Xuurl Caynta aduunka. Codkiisa iyo sheekadiisa ayaa waxay ii noqdeen daraag oo kale i qabanaya haddaan saacado moognaado, waxaaan sawirtay anoo hor jooga labadiisa gacmood ku dhex jira see dareemi lahaa, wuxuu i nacsiiyay ninkayga aan marna arag raaxo dalbaadkayga fulintooda iyo farax galintayda awgeed. Waxaan bilaabay inuu madax xanuun igu dhaco maalin ama laba maalmood haddaan chatRoomka ka waayo waxaan kaloo bilaabay inaaan dareemo masayr haddaan arko asoo dad kale la sheekaysanaya ma garanyo waxa igu dhacay, waxaan noqday tan aadka u doonaysa una xiisaynaysa. Wuu dareemay inaan ku waashay wuxuuna gartay suu iiga faaiidaysan lahaa wuxuuna falkeeda galay suu maalin kale ii arki lahaa, maalin ma soo maro illaa wuxuu soo celiyaa dalabkiisii ahaa inaan ku arkaan doonayaa annaa aan diidayo anoo xujjo ka dhiganaya waa la i qabaa, asna uu leeyahay ee maxaan samaynaa?? Ma saas baan ku jirnaa illaa aan murugo u dhimanno?? Ma caqli gal baa inaan is jeclaanno aana awoodi kari wayno xattaa inaan isku soo dhawaannoo?? Qasab waa inuu xal jiraa aan ku kulmi karno si aan ugu wada noolaano hal saqafhoostii, wax uusan isku dayin lama arko anna wax walba aan ka diidayo illaa uu soo gaaray inuu ii soo bandhigo guur oon ninkaygana ka dalbado furriin si aan isu guursanno, haddaanan saas sameyn inaan is dilo ama waasho ama aan ninkaaga dilo. Run aad ayaan u cabsaday..... laakiin waxbaa xaggiisa ii jiiday ina illowsiinayay ninkayga iyo caruurtaydaba waxaabad moodaa inay fikraddu i cajabisay, mar walbuu ila hadlo waan gariirayay ilkahana isku garaacayay waxaad moodaa in korkayga qabow lagu furay, aad ayaan u wareeray, waxaan dareemay inaan naftaydu ninkayga xabsi ugu jirto Jacaylkaan u hayyayna uu dhammaaday waxaan bilaabay inaan araggiisa iyo suu u egyahay aan naco, waan illaaway naftayda iyo caruurtaydaba waxaan ka shallaayay oo nacay guurkaygii iyo noloshayda waxaan dareemay kalinnimo sidii inaan kali ku ahay. Markuu ogaaday oo hubsaday jacaylka aan u qabo waynankiisa iyo siduu ii hantay wuxuu ii soo bandhigay inaan mushkilo ninkayga ku furo siinan wayneeyo mar walba illaa ii i furo arrinkaan horay ugama soo dhicin laakiin markaan maqlay waxaan dareemay inay tahay albaabka kaliye ee ii furan een oga bixi karo waxaan xabsi ahanta u dareemay “ waa la noolaashaha ninkayga”. Wuxuu ii ballan qaaday inuu i guursan doono ninkaygu markuu i furo ka dib inuuna farxad iyo nolol tan u wacan ku wada noolaan doono. Arrinkaas sameyntiisu iima fududayn yacni inaan ninkayga ku furu dhibaatooyin ii sababa furriin. Laakiin jacaylka aan ninkaan u qaaday ayaa igala waynaaday run ahaanna waxaan bilaabay inaan dhibaatooyin samaysto ninkaygana buuq ku furo maalin walba. Ninkaygii arrinkaan waa u adkaysan waayay wuxuuna bilaabay inuu guriga ka maqnaado intuu ka maqnaan jiray in ka badan ilaa uu gaaray inuu guriga u yimaado jiif kaliya. Xaalkaan ayaan ku jirnay dhowr usbuuc annaa aan mar walba sii abuurayo mushkilado cusub, waqti dheer ayay arrintaan qaadatay ninkaygiina waa u sammray dhibtaydii. Ninkii aan khiyaamada isla wadnayna waa i daahsaday wuxuuna iga dalbaday inaan is aragno sababtoo ah waxaa laga yaabaa inuusan ku furin si dagdag ah waa inaan is aragnaa haddii kale ?????. waan ka aqbalay ka noqnoqosho la’aan. Waxaabad moodaa inuu ibliis dabada iga wado go’aamadana ii goynayo waxaana ka dalbaday inuu muddo ii sugo intaan jaanis ka helayo. Maalinkii arbacad kuna aadanaa 21/01/1421 H. Ayaa ninkaygii i yiri safar shaqo oo shan bari qaadanaya ayaan u baxayaa, farxad ayaa i qaaday waxaana dareemay tanu inay tahay waqtigii aan sugayay. Ninkaygu wuxuu doonay inuu ii diro reerahayga si intuu maqanyahay aan xagga u sii joogo una soo sitareexo. Laakiin waan ka diiday boqolaal cudur daarna waan keensaday inaanan bixi karin. Wuu ogolaaday asoo aad u dhibsanaya safarkii ayuuna u baxay maalitii jimcaha ahayd. Maalitii axadda ayaan wada hadalnay waxaana u sheegay inaan diyaar u ahay is araggii waan ogaa waxaan samanayo inay qatar ahaayeen khalad waynna ahaayeen, laakiin waxaan iraadadayda iyo awoodayda waa ka sarreeyeen ilaa aan gaaray inaanan wax cabsiyaba dareemin. Waan isla baxnay haa run ahaan waan isla baxnay NAFTAYDA AYAAN IIBSHAY. Waan raacay anoo isugu sheekaynaya aad ninka si wacan u soo baratid. Waxaan ku ballanay suuqyada midkood, ballantii ayuuna ku yimid. Waxaana fuulay gaarigiisa waan soconnay annagoo magaalda jididkeeda war wareegayna. Waxba ma dareemin inkastoo xoogaaa cabsiya igu jirtay balse waxay ahayd markii ugu horraysay oon la baxo nin aan waxba ii ahayn waxa kaliyoo naga dhexeeya ay tahay sheeko 7 bilood oo kaliya socotay oo ahayd chat roomka iyo halkulan oo ahaa daqiiqad in ka yar. Waxaa ka muuqday walwal kan iga muuqda kan ka badan oon ka dareemi karay hadalkiisa. Waxaan ku bilaabay hadalkii. Ma doonayo inaan in badan ka maqnaado guriga waxaan ka baqayaa inuu ninkayga soo waco ama wax kale dhacaan. Wuxuuiigu jawaabay Waayo oga fakaraysaa ha soo wacee iska daa inuu ku furood ka istreexdid ayaa laga yaabaaye. Uma bogin sheekadiisa iyo erayaduu isticmaalayo, walwalkii i hayyay ayaa igu sii siyaaday. Waxaan ku iri waa inaadan aad u fogaan ma doonayo inaan guriga in badan ka maqnaado. Wuxuu iigu jawaabay Xoogaa waan soo daahaynaa maxaa yeelay marna si fudud kugu sii dayn mayo waxaa kaliya oon doonayaa inaan xoogaa waqtiya adiga kula qaato ishana kaa buuxsado waxa laga yaabaa inaadan mardanbe ii ogolaan inaan dib kuu arko. Saaas ayay sheekadaydii ku bilaabatay inkastoo walwalkaygu uu sii badanayay saasoo tahay naftaydu waxay sii jeclaysanaysay marwalba inaan la sii joogo. Sheekadeennii waxay bilowday inay u waajahsato xagga romansiga Jacayl, ma garanayo inta saac oon isla joognay xattaa ma dareemin jidka aan hayno iyo meeshaan u soconno toona. Waxaan ku baraarugay anoo jooga meel aanan garanayn, mugdi ah una eg beer lagu nasto, waxaan bilaabay inaan ku qayliyo waa maxay meeshaan aan joogno?! Xaggeena ii wadaa??.. sakanno duduhood gaarigii waa gaarigii oo istaagay iyo nin kale oo albaabka gaariga furaya iigana soo bixinaya gaariga si xoog ah.......waxaad moodaa wax walba inay sidii biriq u dhacayaa yacni dhaqsaha ........... waan qayliyay ........ waana ooyay.......bal inaan wax i caawiya arko ......... waxaan gaaray inaanan maqlin waxay sheegayaan aanan fahminna waxaan dareemay dharbaaxo wajiga la iiga dhuftay iyo qaylo la igu qaylinayo iyo ruxruxid la i ruxruxay illaa miyirkii iga tagay cabsida i haysay waynankeeda awgeed. Ma garanayo waxay igu sameeyeen iyo waxay ahaayeen iyo intay ahaayeen toona, laba ka mid ah ayaa uun arkay, wax walba sidii biriq ayay igu dhaafayeen. Waxaan ku baraarugay ooku miyirsaday anoo dhabardhabar u jiiffa dharka intii badnaydna la iga siibay, jiifana qol faaruq ah dharkaygiina la jeexjeexay waxaan bilaabay inaan qayliyo oon ooyo korkaygoo dhanna wuu wada wasakhaysnaa waxaana filayaa inaan isku kaadshay. Sakanno ka dib waaba asagii oo soo galay qoslayana. Waxaan ku iri:”Ilaahaybaan idinku dhaarshaye iska kay sii daaya inaan gurigaygii ku noqdaan doonayaaye”. Wuxuu i yiri:”Gurigaaga waad ku noqon doontaa, laakiin waxaad iga ballan qaadaa inaadan qofna u sheegin. Haddii kale fadeexad ayay ku noqon ehelkaaga, haddaad i sheegto ama dacwo igu soo oogtana waxaan ka aargoosan caruurtaada”. Waxaan ku iri:”Waxaan doonayaa inaan gurigaygii aado oo kaliya qofna u sheegi maayo”. Waxaa iga tanbata cabsidii waxaan dareemayay jirkayga oo gariiraya mana joojin oohin intaas uun baan ka xasuustaa wixii dhacay wax kalana ma xasuusto waxaa kaliya oon xasuustaa meeshii markuu iga soo qaaday ilaa uu guriga i keenay waxaa u dhaxaysay 4 saacadood. Indhuhuu iga xiray oo gaariga ayuuna i soo saaray. Wuxuuna igu tuuray meel u dhow gurigayga. Qofna ima arag anoo saas ah “qaawan”. Gurigaan si dagdag ah u galay, waxaana ku laabtay oohintaydii ilaa ay ilmadii iga dhammaatay. Markaas ka dib ayaa waxaan ogaaday inay i kufsadeen dhiigna iga da’ayay. Waan rumaysan kari waayay waxa igu dhacay iyo waxaan naftayda gacmahayga ugu soo jiiday. Waxaan maxbuus ku noqday qolkayga. Ma arag caruurtaydii, cuntana afkayga kama dagin. Alla hoogayeey Jaxiimaan lugahayga ku raadsaday, saan ka dib muxuu xaalkaygu noqon doonaa. Naftaydaan nacay waxaana isku dayay inaan is dilo naftana iska qaado. Waxan ka baqayaa fadeexada iyo ninkaygu wuxuu i oran doono. Ha i waydiin caruurtay, waxaan Xattaa markuu ninkaygii safarka ka soo noqday wuxuu dareemay is badalka wayn ee igu dhacay. Xaalkaygii aad ayuu u sii xumaaday illaa uu gaaray inuu isbitaal xoog igu geeyo. Laakiin nasiib wanaag dhakhtarradiii ma ogaan wax igu dhacay. Waxay uun igu arkeen cunto xumo iyo dhiig la’aan. Waxaan ninkayga ka dalbaday inuu ehelkayga ii qaado sida ugu dagdagga badan aan ayaan u ooyay ehelkayguse aysan waxba ka ogayn waxa iga oohinaya. Waxayse iska dhaadhiciyeen in aniga iyo ninkayga mushkilo na dhex taal. Waxaa i soo gaartay inuu aabahay la hadlay ninkayga, balse wax natiijo ah aysan oga soo bixin, sababtooo ah ninkaygu xattaa waxba ma ogayn. Qof garanyo lama arko waxa igu dhacay oo ehelkayga ka mid ah. Ehelkayga waxay ii geeyeen nin quraan igu aqriya, ayagoo u haysta in il ama jinn igu dhacay. Xaq uma lihi inaan ninkayga la sii noolaado, waxaana ka dalbaday furitaan, markii hore anaa isla rabay furitaanka, laakiin hadda asaan doonayaa inuu iga istareexo si uu gabar dhawrsan u guursado iyo anoo ixtiraamayaa caruurtayda aabahood. Xaq uma lihi inaan ku dhex noolaado dadka sharafta leh. Waxa igu dhacayoo dhan waa waxan labadayda gacmood ku sameeyo. Anigaa gacmahayga ku qotay qabrigayga. Saaxiibka chatroomkuna waxaa uun ahaa wiil ugaaranaya anna dabinkaan ugu dhacay. Qof walba oo sheekadayda ogaada wuxuu igu sifayn doonaa ***** ama caqli laawad waxaas iyo wax ka wayn ayaan xaqsadaa, bal rajmi in dhagax la igu dilaan xaqsadaa........ taasooy tahay waxaan tamanninayaa inaysan ku dhicin gabar muslimad ah waxa igu dhacay. Waxaan rajaynayaa inuu ninkaygu iska kay cafiyo ceebtaan aan u soo jiiday xaq uma laha caruurtaydana waxaan ka rajaynayaa sidoo kale inay iska kay cafiyaan anaa sabab u ahaa sabab u ahaa sabab u ahaa sabab u ahaa .......... Ilaahna waxaan waydiisan danbi dhaaf. Miyaanan la gaarin waqtigay waantoomi lahaayeen gabdhaha ku waalan chatroom ka ilaahyna ka baqi lahaayeen. Khaladku ma aha internetka laakiin annaga weeye waxa sida xun u isticmaalaya khayrka ka tagaya xumaantana raadsanaya faaiidadiisu way wayntahay annaguna xumaantaan ka doonaynaa. Waxaa haray inaan iraahdo............wey dhimatay saaxiibtey usbuucyo ka dib ayey dhimatay sirteediina waa la dhimatay ninkeedii oon ogaan ayayna dhimatay. Aniga oo kaliya ayey ii sheegtay anna inaad ku cibra qaadataan awgeed ayaan idiinku soo wariyay. Ninkeediina ma furin waxaana ogaaday inuu aad oga murgay iyo inuu ka tagay shaqadiisii, uuna fariistay guriga si uu u koriyo caruurtiisa. Intaa ka dib waxaan dareemay inaysan noloshani ahmiyad saas u sii wayn lahan dhadhanna waligeed yeelanayn illaa daacada Ilaahay iyo Rasuulkiisa mooyee. Ilaahay ha u naxariisto danbi dhaafna Ilaah u waydiiya.


waxaa i diin so tartumay macallinka yar ee xuseen xaaji ciise (xuseensharaf)


Nairobi Kenya


Thursday, September 25, 2008

Barackac xoogan oo maalintii 3-aad laga dareemayo xaafadaha magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadaha Degmooyinka H/wadaag iyo Hodan ee gobolka Banaadir















Barakac Xoogan ayaa weli waxa uu kasoconayaa qeybo kamid ah Gobolka Banaadir kadib dagaaladii ugu dambeeyay ee xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Goobaha laga raaco gadiidka aada gobolada dalka gaar ahaan deegaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa buux dhaafiyay dadweyne aad u farabadan kuwaasi oo ka soo barakacay xaafadaha hoos taga degmooyinka Hodan iyo H/wadaag ee gobolka Banaadir kadib markii duqeeymo habeenkii 3-aad loo geysanayay xaafadahooda.

Busteejooyinka Suuqa Bakaaraha ee laga raaco gaadidka Bl-ka ah ayaa waxaa lagu arkayay dad isugu jira Dumar iyo Caruur kuwaasi oo gacmaha ku sita joodariyo iyo alaabo kale oo lagamam maarmaan u ah nolosha aadmiga kuwaasi oo ka cararay dhibaatooyinka ka jira magaalada Muqdisho gaar ahaan dagaalada iyo duqeymaha habeenkii 3-aad ka dhacayay xaafadaha Muqdisho.

Wadooyinka waaweyn iyo Xaafadaha magaalada ayaa waxaa lagu arkayay Dadka qarkood oo ay ka mid ahaayeen kuwo waayeelo ah oo lagu siday gaari dameero iyo gaari gacan kuwaasi oo aan awoodin in ay kireystaan Baabuurta waxana sidoo kale la arkayay dad lugeynaya oo caruurtooda Duudka ku sita isla markaan aan aqoonin halka ay u jeedan marka la weydiiyana kuu sheegaya in ay u socdaan meel ka nabdoon xaafadahooda.

Mid ka mid ah dadkii barakacayay ayaa waxaa ay idaacada shabelle uga warantay xaafadii ay ka barakacaday iyo halka ay u jeedo waxana ay sheegtay in gurigeeda ay uga barakeceeyso dagaalada iyo duqeymaha ka dhacaya magaalada Muqdisho isla markaana ay u socoto meel aysan uga horeyn guri ay degto iyo wax ay cunto.

Sidoo kale waxa ay xustay in ay wadato 10-caruur ah iyo joodariyadooda isla markaana aysan awoodin in ay gaadiidka kireysto oo ay ku gaarto deegaanka Ceelasha biyaha.

Iyadoo ay arintaasi jirto ayaa hadana waxaa sare u kacay qiimaha lagu raaco gaadiidka Dadweynaha waxana uu gaaray qiimo ka badan intii markii hore lagu raacayay.

Qiimaha lagu raaco gaadidka Muqdisho iyo Afgooye isaga kala goosha ayaa waxaa uu gaaray 30-kun oo shilin halka markii hore lagu raaci jiray 15-kun oo shilin Soomaali Taasi oo labo jibaar ah isla markaana aysan dadku wada awoodin.
Barakaca Dadkani ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xili dadkii ku suganaa duleedka Muqdisho ee horay uga barakacay dagaalada ay ku dhibaateeysan yihiin halkaasi.
Doowo Sawirada
warka oo aan si toos ah uga soo xiganay warbaahinta shabelle ayaa waxaa muuqata in xamar qeybihii yaraana laga sii barakacayo
Ilaah ayunbaa u maqan umada somaliyee

Tuesday, September 9, 2008

Qodobkaan waxaan ku faahfaahineynaa Qabiilka Loo yaqaano (Dir) Ama Sedex xaraf

The Dir (Somali: Diir, Arabic: دير‎) is a Somali clan whose members live mostly in northern, southern and central Somalia, as well as Djibouti and the Ogaden.
The main subclans of the Dir are Gadabuursi, Suure (Cabdalle and Qubeys), Akisho, Biyomaal, Gurgure, and Gadsan. The Northern branch of the Dir are the Gadabuursi Hiniftire Mahe Dir who are closely related to them.
The Issa madoobe Dir, leave in Djibouti,the north of Somalia and Ethiopia.They are the son of Dir Irir Samaale who is the brother of Hawiye Irir Samaale, and all the Dir clan. Irir have over 15 sub-clans which makes him in the region one of the largest clans. Moreover, Dir clans have a relationship with the Darod clan. Dir Irir, the founding father of the clan gave his daughter in marriage to Darod the founding father of Darod.
Contents[hide]
1 Lineage
2 Geographical distribution of the Dir clans
2.1 Madahweyn in Ethiopia
2.2 Surre in Bari and Mudug
2.3 Biyomaal in Southern Somalia
2.3.1 Fiqicilmi
2.4 Gaadsan in Ethiopia, Somalia, and Kenya
2.5 Gurgure Dir in Dire Dawa
3 Dir clans and Political groups
4 Dir sub-clans
4.1 Mandaluug Dir
4.2 Issa Dir
4.3 Mahe Dir
4.4 Maxamed Gutaale (Habar deel)
4.5 Abdalle (Gutaale)
4.6 Abdi Abdalle
4.7 Nacadoor (Mohamed Abdalle Guutale)
4.8 Gorad
4.9 Sulayman Abdalle
5 Qubeys
5.1 Tolweyne
6 Tolweyne Qubeys
7 Reertoonle Qubeys
8 Sources
//

[edit] Lineage
The Southern and northern Dir groups claim direct descent from Irir Samaale. According to the Hawiye and Dir clan histories, Dir had four sons named:
Madahweyn
Mandaluug
Madoobe
Mahe Dir
According to others Dir had a fifth son named
Qaldho Dir
The Northern Dir consist of Isaaq/Gadabuursi Mehe Dir, and Issa Madoobe Dir. The Southern Dir and Western Dir of Ethiopia number over eleven clans who mostly come from the Madahweyn Dir or Mehe Dir.

[edit] Geographical distribution of the Dir clans

[edit] Madahweyn in Ethiopia
The Dir in Ethiopia are represented by the Madahweyn Dir. The madahweyn consists of : Gariir, Gurgure, Guure, Layiile, and Akisho. Other Dir clans in Ethiopia are: Issa, Jaarso, Garre-Quranyow Maxamed, Gadabuursi, Gadsan, Fiqi Muhumand, Qubey's(Fiqi Yahye and Fiqi Cumar),Agoon-Fiqi Khayre, Mandaluulg,Layiile, Guure, Baajimaal, Jiido and Wardaai.
Most of the Dir clans in Ethiopia live in the Dira Dhabe area, Jijiga region, and by the Awash River. The rest of the Ethiopian Dir clans live in southern parts near the Somali border near Dollo Ado and as far as Guure Dhamoole and Negele Boran.

[edit] Surre in Bari and Mudug
In the Bari and Mudug region of Somalia and all the way to Hiiraan region is another cluster of Dir clans known as the Surre. The Suure have been associated with spreading the Islamic faith in Somalia and the Qadiriya Sufi tariiqa in southern Somalia. The Suure are among the most influential Dir groups in Southern Somalia, and their territories include large areas of the Mudug and Galguduud regions. Also the Suure have founded major trade cities in the Hiiran area including Alaabay and Kamhanley.
The majority of western scholars (both Italian and British) simply referred to the Surre as the "Dir of central Somalia" without differentiating them, but recent studies in Somalia reveal that the majority of the Dir in Hiiran, Gedo, Jubba and Bakool are divided into two branches, the Qubeyes and Abdalles, both descendants of Surre.

[edit] Biyomaal in Southern Somalia
Other branches of the Dir include the ancient Biyomaal Clan who occupy an area from 35 km south of Mogadishu all the way down to Jilib and Kismaayo, not far from border with Kenya. The Biyomaal of Marka fought against the Italian colonial rulers of Southern Somalia in a twenty-year war known as the Biyomaal Revolt, in which the Dir assassinated several Italian governors.

[edit] Fiqicilmi
Fiqicilmi is one of the main subclans of Biyomaal. The Fiqicilmi live in Somalia, Ethiopia's Somali Region (or Kilil 5) and Kenya.

[edit] Gaadsan in Ethiopia, Somalia, and Kenya
Gaadsan (Subclan of Biimaal) is one of the largest tribes of the Dir. They mainly reside in three countries: Ethiopia, Somalia and Kenya. In Ethiopia, Gaadsan clan reside in three districts: the Liban district (Jarrati, Waladaya, Doolow and Guuredhamole), Godey district (Iimey and Boola), and Gashamo district (Nusdariiq, Marsin, Kabtinuur and Qabridhare). Gaadsan Somalia mainly settle Bakool, Gedo region and lower Jubba region. In Kenya there is a third division of Gaadsan, known as Gaadsan-Kenya, the brother of Wardey Clan (subclan of Madaxweyne Dir). Both Gadsan and Wardey settle the largest and wealthiest land of Somali Kenya such as Bangal, Garseeni, Hoolla and many more cities.

[edit] Gurgure Dir in Dire Dawa
The Gurgure Dir (a sub-clan of the Madahweyn) inhabit the city of Dire Dawa, which is also inhabited by the Madoobe Dir Issas.[citation needed] The first to arrive were the Gurguras who named the city Dira Dhawe, or "the place that Dir conquered or hit with his spear".[citation needed] Finally, the Issas and other Somali groups followed into the region and the Christian Amharas referred the region to as "Gurgura-na Issa Awrajja" (Ge'ez: ጉርጉራና ኢሳ አውራጃ) or the Awrajja of the Gurguras and the Issas.

[edit] Dir clans and Political groups
Political groups associated with the Dir clans include the following groups in Somalia and Ethiopia:
Issas and Gurgure Liberation Front (IGF) of Ethiopia.
Somali Democratic Alliance (SDA) of the Gadabursi Dir clan.
Southern Somali National Movement (SSNM) of the mostly Mohamed Xiniftire Dir Clans (Bimaal, Mandaluug, and Gadsan) of Jubba, Gedo, Bardheere, and Shabeellaha Hoose region.
Democratic Liberation Front (DLF) supported Central Somalia Dir groups.

[edit] Dir sub-clans

[edit] Mandaluug Dir
Celi Mandaluk (or Mandaluug), Garxejis Mandaluk (Hebr-Yonis and Ciida-Gale) and Saciid Dauud Celi Mandaluk Dir Iriir.
Samaroon Saciid, Jibraacin (Malaku-Jibriil) Saciid, Celi Saciid
Makadoor Samaroon, Aydoor Samaroon, Subeer Samaroon, Banii-Cafaan Samaroon, Yeefis Samaroon, Ciise Samaroon and Makadoor ( He who visited Mecca), Maxaad Makadoor, Makaahiil & Mahamed Ase.
Mohamed Ase (Bahabar Eli, Bahabar Muso, Bahabar Abokor And Bahabar Aden)
Bahabar Mouse are Reer Mohamed, Aden, Reer Osman (Abrayn)And Maris .

[edit] Issa Dir
Howlgati and Walaaldoon (Makahir, Mahamuud, Iidleh)
Uurweeyne (Fiqi and Abdalle)
Hooroone (Habar Walaal and Geelwalaal)
Howleh, Fuurlabe (Mahdle, Saaib)
Ceeleeye (Muuse, mamasan)
wardiq

[edit] Mahe Dir
Maxamed Xiniftire
Isaaq (Garxajis, H.Awal, Arab, and Tol Jecle)
Biyomaal (Dawood, Saad, Ismiin and Suleyman)
Gaadsan, Reera-Same, Adan Yoonis, Maxaad, DHuxul, Da, uud, samatar, faarax, rooble and allaale, Cumar Abokor, Cumarjamac, Tagaleen,(ugaar, aadan maxamuud, dhaaweed, Odeymarke.)
Fiqicilmi, madaluug, Naleeye, Fiqinuur, Cumar-maxamud, Fiqicigal, Reer-ismail, Reer-qaasin, and Reer-sacdi
Dabruube
Barsuug
Bajimaal
Other Clans

[edit] Maxamed Gutaale (Habar deel)
Samater Naaleeye and Maxamud Naaleeye.

[edit] Abdalle (Gutaale)

[edit] Abdi Abdalle
Fiqi Muxumed, Cumar Fiqi, Mohamuud Fiqi, Muuse Fiqi, reer oow Mumin, Fiqi Ahmed, reer macalin farax, reer ow cadow,(Plus 10 more sub-clans)
Reer Hogar, Laxmar

[edit] Nacadoor (Mohamed Abdalle Guutale)
Guuled, Xaraan, Ciise, Qotonsay, Cirday, Giir, and Kaahin

[edit] Gorad
Samkaab, Faahiye and others

[edit] Sulayman Abdalle
Muusa, Samatar Muusa, Reer Dabac, Reer Bayr & Agoon (Guuled Agoon, Warsame Agoon, Cigaal Agoon, Jalaf Agoon)
Dabac, Fiqi Khayre, and Naaleeye Cumar(Lafjoogsato)
Haarun Muusa, Siyaad Muusa, Cabas Muusa, and Food Cade Muusa, cumar Muuse, sacad cumar.

[edit] Qubeys

[edit] Tolweyne

[edit] Tolweyne Qubeys
Faqi Cumar, Reroow Caalin, Yabarcade Faqi Cumar and Fiqi Walaal (Aw-caalin, Xaaji Cabdalle)
Samafale, Maxamud weyne, Aw-Cisman, Maxamud Yare and Xassan Faqi Cumar
Rooble Cismaan (Faarax, Weheliye, Maxamed) and Aw-Macalin (Macalin Muxumed, Macalin Yusuf, Sheekh Cali, Macalin Macow).

Reertoonle Qubeys
Heeraar and Fiqi Yaxye, Caalin Mooge and Maxamed Abtiudug, Axadoobe Qubeys, Cismaan Diidshe (Cismaan Iyiinta) and Cabdalle Diidshe (Cabaas Iyiinta).
Yabadhaale Qubeys: (1) Wayaagle: Yabarow, Xasan, Cumar, Xeefoow, Faarax, Maxamuud, Dhaayoow. 2) Miidkasse: 2.1 Madoobe: Jibril, Cufaa. Cufaa: reer ow faarax barkaan: Axmed faarax and Afrax faarax. Axmed faarax: Saalax Axmed, Raage Axmed,Guuleed Axmed. Saalax Axmed: reer Cumar Muudeey, reer Maalin Waasuge.